Booliiska oo War kasoo saaray dilka sadex Haween xaamilo ah saakay loogu geestay Muqdisho

Booliiska Soomaaliya ayaa faah faahino ka bixiyay dil argagax leh oo saakay kooxo hubeesan xaafada Warlaliska ee degmada Dayniile ugu geesteen sadex haween ah oo la sheegay in labo kamid ah xaamilo ahaayeen. Haweenkan ayaa la dilay xili ay mooto bajaaj u raacayeen Wasaarada gaashanadhiga oo la sheegay in nadaafad ahaan uga shaqeyn jireen, waxaana … Continue reading Booliiska oo War kasoo saaray dilka sadex Haween xaamilo ah saakay loogu geestay Muqdisho